Gudoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare Sanatar Deeqo Xasan Xuseen”ujeedka ugu weyn ee aan u imaanay magaalada Baydhabo waa inaan u gurmano shacabka ay saameeyeen daadadka roobkii ka da’ay mgaalada Baydhabo”