Gudoomiyaha Guddiga La socodka Dastuurka Baarlamaanka JFS Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa ka hadlay warbixinta ku saabsan cutubyada 1aad ilaa 4aad ee dastuurka dalka oo lagu wareejiyay.