Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Towfiiq Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Maanta Salaada Ciida kula Tukaday Bulshada Hoyga Uu Magaalada Muqdisho ka Dagan Yahay Sheikkhu.
Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Ayaa Sidoo kale ka hadlay Gogosha uu Fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isagoona soo dhaweeyay.




