DHEGEYSO:>Gudoomiyaha Degmada dhuusa-mareeb Oo Edeyn ujeediyay Wasaarada Arimaga gudaha XFS

Godoomiyaha Degmada dhuusamareeb ee casimada dowlad Goboleedka Galmudug Macalim Nuur Cilmi Cabdulle Ayaa Edeyn ujediye Warasada Arimaha Gudaha Xfs oo masuulka Ah Arimaha Dib u Heshisinta iyo Doorashooyinka Galmudug.

Waxa uu sheegay in ay sameeyeen jadwal loogu talagalay Arimaha dib uheshisiinta iyo doorashiiyinka sidoo kale ay soo xuleen gudi loogu talagalay in ay Soo dhoweeyaan dad yowga ka qeyb gelaya arimaha dib uheshiisiinta.

Macalim Nuur Cilmi Cabdulle duqa  Caasimada Galmudug ayaa Wasaarada Arimaha gudahah XFS ku eedeyay in ay carqaladeeyeen Gudigii ay dhiseen dad ka socda Wasaarada waxa uuna ugu baaqay in Wax lasoxo sibuu yiri loo ilaaliyo amaanka Caasimada galmuudg iyo Dadka ka qeyb gelaya Arimaha dib uheshiisiinta.

Hoos kadhegeyso codka Godoomiyaha Degmada dhuusamareeb Macalim Nuur Cilmi CabdulleÂ