Gudoonka Aqalka Sare Oo Shir Uga Qeyb gelaya Qatar

Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Barlmaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo safar Shaqo ku jooga Magalada Dooxa ee Caasimadda Dalka Qatar ayaa halkaasi uga qeyb galay Shir halkaasi ka dhacay.

Guddoomiyaha oo Maalma ka hor gaaray Magalada Dooxa,waxaana uu ka qeyb galayaa shir weeynaha Barlamaanada Aduunka (IPU) ee 140 aad kaa oo haatan ka socda Dooxa Qatar.

Sidoo kale waxa uu  kulamo gaargaar ah laqaatay qaar kamid ah Guddoonada dalalka kasoo qeeyb galay shirkaas.