Hadal Jeedinta Gudoomiye Ku Xigeenka Howlaha Guud Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale Ayaa Sheegay In Wadadaa Jamhuuriya Qorshaha Maamulka Uu Ku Jiray Maantana La Dhagax Dhigay.