Hadal jeedinta Musharixiinta utaagan Qabashada Gudoonka Baarlamanka Oo kasocota Magaalada Dhuusa-mareeb

Musharixiinta u taagan Qabashadda Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug ayaa Waxa ay khudbadahooda ka hor jeediyeen Xillibaanadda Barlamaanka Galmudug kuwaa Oo kulan ku yeeshay Magaaladda Dhusomareeb ee Caasimadda Galmudug.

Musharixiinta u taagan Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa kala ah.

1: Xildhibaan Adan Jaamac Gardheer
2: Xildhibaan Ismaaciil Cabdulle
3: Xildhibaan Salaad Ceynte.

Doorashadda Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa la filayaa in Birito ka dhacdo Magaaladda Dhusomareeb.