Haweeney Xil Looga Magacaabay Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia

Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa magacaabay kusimaha agaasime ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya,isagoo u magacaabay qof haweenay ah markii ugu horeysay.

Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa loo magacaabay Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaan dhigga Soomaaliya.

Hoose ka akhriso magacaabista: