Haweenka ganacsatada ah ee Baydhabo ayaa maanta door weyn ka qaadanaya dhaqaalaha deegaanka 16/07/2026 FacebookXLinkedinEmailPrint Haweenka ganacsatada ah ee Baydhabo ayaa maanta door weyn ka qaadanaya dhaqaalaha deegaanka, iyagoo ku tiirsan ganacsiyo kala duwan si ay u daboolaan baahiyaha nololeed ee qoysaskooda. Wariye Xaawa Nuur