Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Magaalada Yeed ee Gobolka Bakool waxa ay u dirtay Shixnad Gargaar ah taas oo loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka ku nool Magaaladas.