Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa ka warbixisay xaladihii ugu danbeeyey daadadka El-Niño iyo fatahaadaha ay dalka ka gaysteen.