Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa kawarbixisay Roob xoogan oo sacadihii la soo dhaafay ka da’ay qaybo kamid ah dalka, waxaana Bulshada ugu baaqeen in ay ka fogadaan hareeraha wabbiyada iyo goobaha biya mareenada ah. Agaasime Khadar Sheekh Maxamuud Nuur ayaa la hadlay warbaahinta. 21/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint