Hay,adda NISA oo lacag ku bixinaysa Horjooge katirsan Kooxda AS.

Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA waxay siweyn ugu raadjoogtaa horjooge Yuusuf Maxamed Xuseen, kaas oo ka tirsan Khawaarijta.
Muwaaddin haddii aad keento xogta Horjoogahan waxaad heleysaa abaalmarin lacageed oo gaareysa soddon kun oo doolar ($30,000)