Heyb-sooca guurka ee wali ka jira Soomaaliya, sidee ayuu u saameeyaa nolosha gabdhaha, gaar ahaan kuwa ka soo jeeda beelaha ay Soomaalidu ku takooraan heybtooda?
Sheekadani waxay ka mid tahay 10 sheeko oo taxane ah oo ay soo saareen 10 gabdhood oo saxafiyiin ah oo ku guuleystay tartanka sheeko-sameynta ee Bilan Media