Horjoogihii AS u qaabilsanaa Jabhadda ee Gobolka Bokool oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka ayaa ka hadlay isi soo dhiibistiisa.