Guddoomiyaha Gobolka Mudug C/naasir C/qaadir Cabdulle ayaa warbaahinta Qaranka uga Warbixiyey guulaha laga gaaray dagaalka Koonfurta Gobolkaas looga xoreynayo Khawaarijta.