Huurshe Waxaa Ka socota Gaba-gabada iyo Qatinka Siyaarada Sh Yuusuf Sh Ibraahim, Taasoo Maalmihii la soo dhaafay si Wayn Halkaasi uga Socotay waxaana isku arkay Dad aad u badan oo Meelo kala duwan ka Yimid.





+10
All reactions:
Mahamed Abdi Hashi, Ganacsade Othman Farah and 67 others