Iraan oo adeegsatay Gantaalka casri ah ee Khaybar oo leh bartilmaameed sax ah.

Wargeyska Rai Al Youm ayaa daabacay:

In Ilaalada Kacaanka Iiraan ay shaacisay inay adeegsadeen gantaallada Casriga ah ee lagu magacaabo “Khaybar” si ay u beegsadaan Burburinta xafiiska Ra’iisul WasaarahaYHD iyo xarun la xiriirta Taliskaasi Ciidanka Cirka cadowga

Gantaalkaan KHAYBAR waa gantaal palastic ah oo ridada dhexe ah, leh bartilmaameed sax ah, gaari kara masaafo Qiyaastii 1,400–1,500 km, leh Astaamo Qalab hagis horumarsan & waqti diyaarin oo gaaban (sida ay sheegaan warbaahinta Iiraan).