Jawaari Oo Kasoo Muuqday Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Kadib Is Casilaadiisii

Waxaa Goordhow furmay kulanka 21-aad kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya.

Kulanka oo ay goobjoog yihiin 156 xildhibaan ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.