Jubaland oo ku dhawaaqday inay hakisay wada shaqayntii dowlada Dhexe.

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqday inuu hakiyay wada shaqayntii kala dhaxaysa Dowlada dhexe Ee Soomaaliya.
Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa gebi ahaan xiriirkii loogu jaray dowladda federaalka Soomaaliya, sababo la xiriira khilaafka u dhexeeya labada dhinac.
Warqad kasoo baxday Mamaulkaasi ayaa lagu sheegay warkaan.
May be an image of slow loris and text