Jubaland oo shegtay in ay dileen 40 dagaalyahano oo katirsan As

Ciidanka Jubaland oo garabsanaya kumaandooska Danab XDS ayaa howlgalo dhowr ah ka sameeyay Deegaanka Weel-Maaroow iyo goobo kale Saldhig u aheyd xubno ka tirsan Al shabaab.

Degaanka Weel-Maaroow iyo fadhiisimo kale oo oo ciidamadu burburiyeen waxa ay 42-KM u jiraan Dagmada Jilib oo ay ku sugan yihiin Horjoogayaal waawayn ee Kooxaha Khawaarijta ah.

40 ka tirsan Khawaarijta nafla caariga ah oo ay mid kamid yihiin horjoogayaal iyo madaxii Qaraxyada Jubooyinka Farxaan iyo kuxigeenkiisii Abdi Mahad, Sidookale saraakiisha khawaarijta ee lagu dilay waxaa kamid ahaa madaxii maaliyadda ee deegaanka Weel-Maaroow,

Halkaan kadaawo Sawirada