Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Ciidamo boolis ah oo hubaysan kuwaasi oo la sheegay in ay ilaalin doonan doorashada Maamulkaasi oo dhawaan la filanaayo inay Kismaayo ka dhacdo.
Ciidamadaan ayaa ah Boolis si qaasa ah u tababaran waxaa luugu talagalay ilaalinta Xarumaha Muhiim ka ah