Kaaho Cabdulle Jimcaale oo Guriceel ku Nool Ayaa Maamulka Degmada iyo Taliska Booliiska ka Codsatay in Wax looga qabto dhibka Loo gaystay