khudbad jeedinta Musharixiinta utaagan xilka Gudoonka baarlamanka Oo Maanto lasoo Gebegebeynayo

Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo dhageysiga khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya xilkaas oo uu baneeyey Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Ilaa 11 musharax ayaa u taagan qabashada xilkaas,waxana shalay oo Arbaco aheyd khudbadahooda laga dhageystay ilaa 6 Musharax halka Shanta hartay Maanta oo Khamiis ah la dhageysan doono.

Musharixiinta Maanta la filayo in ay khudbadahooda jeediyaan ayaa waxa ay kala yihiin.