Xulalka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa galabta lagu daah furidoona koobka ku badda cagta Ee Degmooyinka Galmudug oo galabta laga daahfurayo Magalada Adaado.
Mucaashaqiinta kubada cagta ayaa maanta indhaha ku haya garoonka Stadium Cadaado oo kulan xiiso badan ku dhex marayo xulalka Cadaado iyo Dhuusamareeb.
Saadaali ciyaartan xiisaha badan ee galabta geesaha la isku darayo?
Xulalka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa galabta lagu daah furidoona koobka ku badda cagta Ee Degmooyinka Galmudug oo galabta laga daahfurayo Magalada Adaado.