Koox aan lagaraneyn ayaa xalay dab qabadsiidey Masjid ku yaala Xaafada Horseed ee Caasimada Galmudug.