Howlgal qorsheysan oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ay ka fuliyeen Magaalada Bacaadwayne ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa lagu beegsaday fariisimo Khawaarijtu ku baadaysay dadka shacabka ah.
Saraakiisha howlgalka fuliyay ayaa sheegay in goobta lagu beegsaday horjoogayaal iyo malayshiyaad halkaa muddo si dhuumaalaysi ah ugu dhibaateenaysay dadka shacabka ah, kuwaasi oo ciidamadu ay cagta mariyeen fariisinkii Khawaarijta.
Waxaan goordhaw idinla wadaagaynaa qasaaraha gaaray Khawaarijta
