Kulan Taageero iyo dhiirigalin luugu muujinaayo ciidamada xooga dalka ee dagaalka kula jira kooxda AS ayaa lagu qabtay magaalada dhuusmareeb.