Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure ” Waayihii khawaarijta waa dhamaaday, waana in aan iska dhafnaa cabsida oo ciidanka Qaranka garab is tagnaa.” 30/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint