Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Mas’uuliyiin ka socday IOM

Kusimaha Madaxweynaha ahna Wasiirka Beeraha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Xasan Fiqi ayaa xafiiska Madaxtooyada KGS ku qaabilay Madaxda ugu sareysa IOM.

Hay’adda IOM ayaa howla badan ka wada gudaha koonfur Galbeed.

Waxaa sidoo kale  kulanka qeyb ka ahaa qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda KGS, Guddoomiyaha Gobolka Baay iyo Duqa Magaalada Baydhabo.