Kusoo dhawaada Raad-raac Qeybta Aragtida Dadweynaha ee 143-aad Toddobaadkaan, Su’aasha usbuucan ayaa ah:- Natiijo wax ku ool ah maka dhalataa maalgelinta tababarka la siiyo Ciidanka Amniga Qaranka Soomaaliyeed?
Fadlan Muwaadin Dhiirigali oo garab istaag CXDS, si aan u gaarno Dal iyo dad xasiloon, aragtidiina nagula soo wadaaga Lambarkeena gaaban ee Bilaashka ah ee #2236 fariinta aan inoo soo dirtaa Haraaga Mobilkaada waxba kama go,ayaan, kaliya waa adiga oo taga qeybta Fariimaha soona raaci Magacaada iyo meesha aad joogto, mahadsanidiin.