Kusoo dhowaada dood ku saabsan ka hortagga tacaddiyada dijitaalka ah ee haweenka iyo gabdhaha.

Kusoo dhowaada dood ku saabsan ka hortagga tacaddiyada dijitaalka ah ee haweenka iyo gabdhaha. Dooddan oo aan ku martiqaadnay khubaro ku takhasusay sharci, caafimaadka maskaxda, iyo warbaahinta, waxay diiradda saaraysaa sida loo aqoonsado loona joojiyo hanjabaadaha iyo xadgudubyada ka dhaca internet-ka.