Lafoole Oo Maamul Cusub loo Magacaabay

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa maamul cusub u Magacaabay degaanka Lafoole oo ka mid ah degaanada ku yaalla gobolka , islamarkaana ku dhow Magaalada Muqdisho.

Nuur Ibraahim Cismaan ayaan u magacaabay Gudoomiyaha deeganka Lafoole ee Degmada Afgooye.

Laamaha amaanka iyo xubnaha kale ee maamulka ayuu faray in ay la shaqeeyaan gudoomiyaha cusub .