Ma Aragtaa Jose!!! Daawo: Paul Pogba Oo Jose Mourinho Tababarka France Fariin Ugu Diray Jose Mourinho, Farsamooyin Aan Caadi Ahayn Ayuu Soo Bandhigay

Xiddiga reer France ee Paul Pogba ayaan wax fiican ku qaadanayn kooxda Man United isaga oo aan si joogto ah u ciyaarin kulamadii ugu dambaysay.

Paul Pogba ayaa haatan ku sugan xulka France isaga oo gudanaya waajibaadka xulka qarankiisa France iskuna diyaarinaya kulamada saaxiibtinimooyinka.

Pogba ayaa Farsamooyin iyo waliba gool fariin cad Ugu diray Jose Mourinho isaga oo u sheegay waxa uu awood u leeyahay kana qaban karo garoonka