Maamulka degmada Hodan ayaa hawlgal lagula dagaalamaayo daroogada ka sameeyey Sandaqado lagu iibin jiray muqaadaraadka oo ku yaala degmada Hodan ee gobolka Banaadir