Maamulka Degmada Xamarweyne Oo amaro ku soo rogay shacabka kudhaqan degmadaasi

Waxaa Maanta Xarunta Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Shir ku yeeshay Guddiga nabadgelyada degamadaas,kaasi oo ay uga hadleen howlaha nabadgalyo ee Xamarweyne,iyaga oo kadib amaro soo saaray.

Amaradaan ay soo saareen Guddiga nabadgelyada Degmada Xamarweyne ayaa ahaa kuwo kala duwan oo ku socday Shacabka degmada,iyo qorsho lagu sugayo amniga degmadaas.