Maamulka Jubbaland Oo Maamul Cusub U Magacaawday Degmada Baardheere

Maalmihii la soo dhaafay waxaa isqabqabsi dhinaca maamulka ah uu ka jiray degmada Baardheere ee Gobolka gedo,waxaana Maanta degmadaasi loo Magacaabay Maamul Cusub.

Madaxweyne kux-geenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo kusugan degmadaasi, wuxuu magacaabay  Maamul Cusub.

Guddoomiyaha degmada Baardheere ayaa loo magcaabay isla Guddoomiyihii hore Cabdullaahi Nuur Xassan Caddow, halka kuxigeenkana loo magacaabay Ismaaciil Sheekh Qorrax Koofi, waxaa jira xubno cusub oo lagu daray maamulka waana xubnaha hoose.

Goordhow la socda Codka Waregtada oo uu Warbaahinta u Akhriyay Agaasimaha waaxda qorshaynta ee madaxtooyada Jubaland C