Maamulka Jubbland Oo Xaliyay Cabashooyin Ay Qabeen Gadiid leyda Kismaanyo

Maalmihii la soo dhaafay waxaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka taagneyd cabasho ka timid Gaadiidleyda kadib markii qiimaha shidaalka oo sare u kacay,taa soo keentay in Gaadiidleyda qaarkood ay banaanbax dhigaan.

Gaadiidaleyda qaarkooda ayaa ka codsaday Dowlad Goboleedka Juballand inay wax qabtaan arrintaas laxiriirta qiimaha Shidaalka.