Maamulka  Koonfur Galbeed oo Eedeyn ujeediyay Guddoomiye Mahad Cabdalle Cawad

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii dhawaan uu sheegay guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad ee ahaa in maamulkaasi uusan la heyn dastuur bulshada ay  u siman tahay.

dhamaad