AKHRISO: Maamulka puntland Oo kajawaabay hadal kasoo baxay Madaxweynaha Somaaliland

Maamulka Puntland ayaa ka jawaabay hadalkii shalay uu Magaalada Hargeysa ka sheegay Madaxweynaha Somaliland,kaasoo ahaa in dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Puntland ay ka wadda hadleen dagaalka Tukaraq.