Madaxa Xukuumada Dowlad goboleedka Galmudug Dr Sheikh Maxmed Shaakir Cali Xasan ayaa warqad kazoo baxday xaafiiskiisa waxaa Taliyaha Hogaanka Nabad galyada, Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug loogu magacaabay Aidid Mohamed Ali, kaasi oo ahaay, ka hor isku biirida iyo midowga Maamuladii Ahlusuna ee Gobolada dhexe iyo Galmudug Taliyihii Ciidamada Amniyaadka gaarka ah, kana mid aha Saraakiishii Ahlusuna kuwooda saameynta leh.
Fadlan Halkaan hoose ka aqriso:-