Madaxa Xukuumda Galmudug Oo Gaaray degmada Matabaan Ee G/Hiraan

Madaxa xukuumada maamulka Galmudu ayaa gaaray degmada Matabaan ee gobolka hiraan waxaana halkaasi ku soo dhoweyay Gudoomiyaha degmada matabaan odoyaasha dhaqanka ururada bulshada rayadka ah od.

Sababta uu u tagay ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii loo heshiisiin lahaa Beello walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay gobolka Hiiraan.
Galmudug ayaa maalmihii lasoo dhaafay dib u heshiisiin ka waday degmada Matabaan.

Wixii kasoo kordha nala socda