Madaxweynaha Dalka oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimada Galmudug

Madaxweynaha Dalka Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafti Uu hugaaminaaayo ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug

Madaxweynaha Oo maalmo Kooban ka Maqan Galmudug oo uu kusugnaa mudo kudhow hal bil ayaa dib uga soo laabtay isaga iyo Masuuliyiin uu Horkacaayo

Madaxweynaha Ayaa socdaal kaan uu kusoo gaaray Magaalada Dhuusamareeb Uga soo Ambabaxay Magaalada Adaan-Yabaal oo shalay uu gaaray

Lama Oga sababaha uu Madaxweynuhu Dib Uga soolaabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Halkaasi uu In mudaa kusugnaa Kadib Safar uu kusoo Gaaray Bil Kahor

Madaxweynaha ayaa Inta Uu kusugnaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Ka Hagaayay Howlgalka kadhankaa kooxda AS oo Looga Xoreeyay Degaano katirsan Galmudug oo ay Kujirto Magaalada Qadiimigaa ee Ceelbuur Iyo magaalooyin Kale