Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in aan ONLF loo joojin doonin shirka Itoobiya.