Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo xiray shirka dib u hshiisinta Beelaha walaalaha ah ee dega degmada Diinsoor ee gobolka Baay.