Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo kulan sagootin ah la qaatay Madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa Al-Fadil oo Waqtigeeda shaqada Soomaaliya soo gabagabaysay.