Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo safar nabadeed ku tagay degmada Gallinsoor ee Gobolka Galguduud, halkaasi oo uu kaga dhawaaqay gogol nabadeed oo xal looga gaarayo colaadaha sokeeye laguna heshiisiinaho beelaha walaalaha deriska ah. 13/06/2025 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint