Madaxweynaha Galmudug oo ka qayb galay xaflad ka dhacdey caabudwaaq.

Madaxweynaha Galmudug Axmed cabdi kaariye ayaa magaalada caabudwaaq uga qayb galay xaflada qalin jabinta arday dhamaysay jaamacada ummada faraceeda galmudug ee magaalada caabudwaaq.
madaxweynaha waxaa ku wehlinayay oo munaasbada kala qayb galay masuuliyiin ugu horeeyo wasiirka arimaha gudaha galmudug cabdi waayeel,maamulka magaalada kan jaaamacada iyo Qaarkamid ah bulshada,