Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay safiirka turkiga.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye qoor qoor Ayaa Qaabilay Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya iyo Masuuliyiin lasocday.
Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa la sheegay inay Ka wadahadleen Xaalada Guud ee Dalka La dagaalanka kooxda AS iyo Tageerada Dowlada Turkiga
Sida Lagu yiri war kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha.