Madaxweynaha Galmudug oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Warfaafinta Galmudug Abshir Shiiqow, isla markaasine umagacaabay Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta Abshir Cabdi Shiiqow, isagoo Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) u magacaabay in uu noqdo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug.

Halkaan hoose Hoose ka aqriso:-